top of page

U MUUJI DULQAAD IYO NAXARIIS. WAXBAR. AWOOD SII

Waad ku mahadsan tahay inaad timid qeybta dhimista waxyeelada Rochester. Waxaan halkaan u joognaa inaan bixinno dareen naxariis, ixtiraam, iyo fahamka cilladda Isticmaalka Opioid. Hadafkayagu waa inaan siino booqdayaashayada waxbarasho iyo agab si aan uga caawino iyaga ama kuwa ay jecel yihiin inay xakameeyaan caafimaadkooda. si loo helo tani waxaan rajaynayna in aan awood siino go'aamada iyo inaan hoos u dhigno Dhibaatada Isticmaalka Opioid.

Nagu soo biir hadafkeena ah in aan caawino bulshadeena. Hoos ka dooro ikhtiyaar si aad wax badan uga barato.

Mareegtan waa qayb ka mid ah mashruuc cilmi-baadhiseed oo lagu cabbirayo isticmaalka khayraadka dhimista waxyeelada ee degaanka Rochester, MN. Midna xogtaada shaqsi lama ururiyo Haddii aad u aragto in degelkan uu waxtar leeyahay, fadlan qaado xog-ururintan kooban ee cilmi-baarista qarsoodiga ah si ay nooga caawiso inaan sii wadno bixinta macluumaadka ku saabsan dhimista waxyeellada.

bottom of page